Madaxweynaha Maamulka Koomfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Siyaasiyiin kale ayaa lagu eedeeyay in ay wadaan qorshe lagu hagardaamiyo horumarka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ugaas Maxamed Weli ayaa waxuu sheegay in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ka mid yahay shaqsiyaadka ku howlan hagardaaminta horumarka Soomaaliya.