DAAWO:- Gabar Soomaaliyeed oo hurdo la’aan ku riday Cabdiwali Gaas kashiftayna Duulaanka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya.

3

Safiya Yaasiin oo ah Gabar Soomaaliyeed oo Aqoonyahanad ah oo kasoo jeeda deegaanada Puntland ayaa siwayn uga hadlay Xaalada ay Soomaaliya marayso Xiligan, waxayna soo bandhigtay duulaanka Qaawan ee Dawladda Imaaraadku ay kusoo qaaday guud ahaanba dalka, waxayna soo Bandhigtay Arimo badan oo Bulshada Qaarkood ka Qarsoonaa.

Dhinaca kale waxay siwayn u dhaleecaysay Go’aanka Hogaamiyaha maamulka Puntland oo ku Wareejiyey Dekedda Boosaaso, waxayna sheegay inuu Laaluush Badan siiyey Qofkii Arintaasi isku daya inuu ka hadlo, Waxayna wax laga Naxo ku Tilmaantay sida uu u dhaqmay Hogaamiyiihii loo Hanwaynaa ee dalkiisa u iibsaday.

Safiya Yaasiin waxa ay Xustay Shaqada uu imaaraadku u dhiibay Cumar Cabdirashiid oo Horey loogu eedeeyo inuu Badda Soomaaliya Muran geliyey , waxayna Bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay Dar-daaran adag.

 

 

HOOS KA DAAWO


Comments are closed.