DHAGEYSO:-Axmed Ducaalle XAAF “Dhib ayaa Soomaaliya ka jira dad aan talin jirin baa taliyoo dadkii talin jiray waa tageen”.

0

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug.

Xaaf ayaa markii uu soo gaaray Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado waxa uu wareysi siiyay warbaahinta wuxuuna yiri “Dhib ayaa Soomaaliya ka jira dad aan talin jirin baa taliyoo dadkii talin jiray waa tageen”. waa sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO