DAAWO:- Xildhibaanada Koonfur Galbeed “Madaxweynaha xafiiskiisa noqday diyaarada dusheeda xilka waan ka qaadeynaa”.

0

Kulan ay isugu yimaadeen Siyaaasiyiinta iyo Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegaan inay xilka ka qaadi doonaan Madaxweynaha xafiiskiisa uu noqday diyaarada dusheeda.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO