DAAWO:- Shacabka Puntland oo yiri Ilaahoow naga soo gaar “Maamulada yiri Ceebi Yeelkeede Maxaan Cunaa”.

1

Shacabka Puntland oo yiri Ilaahow naga soo gaar maamulada yiri (Ceebi Yeelkeede Maxaan Cunaa) waa fariinta shacabka Puntland usoo direen Madaxweyne Farmaajo iyo R/Wasaare Kheeyre midoowga iska kicinta dulaaliinta iibsadey bad iyo beriba.

Shanta shaaydaan ee Kismaayo ku shirey ee yiri ciidamada AMISOM waa in lasoo kordhiya ayagoo diidan dhismaha ciidanka qaranka Soomaaliya.

Dhinaca kale waxaa jira in maalinta Jimcada la iclaamiyay isu soo baxyo ka dhacaya Soomaaliya oo dhan oo looga soo horjeedo qabqableyaasha cusub ee dawladdaha shisheeye u u adeegaya laguna taageerayo Dawladda federaalka Soomaaliya iyo Madaxdeeda.

HOOS KA DAAWO

Comments are closed.