DAAWO SAWIRADA : Xafladda Wareejinta Dekedda Boosaso oo Socota.

1

Waxaa Hadda ka socota Dekedda Magaaladda Boosaso, Xafladda Wareejinta Dekedda, oo Lagu wareejinayo Shirkadda DP World ee Dalka Imaaraadka

Xafladda ayaa waxaa ku sugan Madax kala duwan oo ka socota shirkadda, Isimo Ka Tirsan Puntland iyo Golaha Xukuumadda Puntland,

Waxaa la filayaa iney halkaasi khudbado ka jeediyaan Madaxda Kala duwan, iyadoona Si Rasmi ah Maanta ay shirkadu ula wareegeyso Maamulka Dekedda

Comments are closed.