DHAGEYSO: Madaxweynihii Xilka laga qaaday Xaaf oo afka furtay markii uu ku laabtay Magaalada Cadaado

0

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug.

Wafdiga Xaaf ayaa si diiran waxaa Garoonka Diyaaradaha ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin iyo labada Aqal ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweynihii hore Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay safarkii uu dhawaan ku tagay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

 

HOOS KA DHAGEYSO