AKHRISO:- Kooxdii dib u socod oo baaq ka soo saaray xaalada siyaasada dalka.

Xildhibaanada ku bahoobay Kudlada DIB U SOCOD ayaa markii u horeysay baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee ka jirta dalka, iyadoo dowladda Soomaaliya u jeediyay tallooyin kala duwan.

Kudlada DIB U SOCOD ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalka uu gaaro degenaansho siyaasadeed, si horay loogu socdo.

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha inuu kulan deg deg ah isugu yeero Madaxda dowlad goboleedyada, si looga hadlo tabashooyinka ku xusan war murtiyeedkii shalay ka soo baxay Madaxda dowlad goboleedyada.

Waxaa kaloo ay soo jeediyeen in xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada inuu noqdo mid wada shaqeyn iyo iskaashi ku dhisan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO:- Abuukar Cumar Cadaan “Waxaa codsanaa in Duq Xasan Dahir Aweys la soo daayo”.
- Dec 11, 2017
Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa Wareysi gaar ah ...
SAWIRRO:- QM oo ka hadashay doorashooyinka 2020 ee Soomaaliya.
- Dec 11, 2017
Qaranada Midoobay ayaa ka hadashy dooraashooyinka 2020 ee lagu qaban doono Soomaaliya. Danjiraha QM ee ...
DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku aaday dalka Turkiga.
- Dec 11, 2017
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka ...
DHAGEYSO: Wariye caan ahaa oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho
- Dec 11, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo ka ...
DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
- Dec 11, 2017
Qarax Xoogan ayaa goordhow waxuu ka dhacay sida la sheegay Degmada Wadajir ee Magaalada ...