Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Cabdulqaadir Sheekh Cabdullaahi Feerayare.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa hadda ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdulqaadir Sheekh Cabdullaahi Feerayare.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdulqaadir Sheekh Cabdullaahi Feerayare, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Sheekh Cabdullaahi Feeryare, gaar ahaan Habaryar Nadiifo Sheekh Cabdullaahi, Cadar Cabdulqaadir, Farxaan Cabdulqaadir iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cabdulqaadir Sheekh Cabdullaahi Feerayare, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdulqaadir Sheekh Cabdullaahi Feerayare, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cabdulqaadir Sheekh Cabdullaahi Feerayare Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaa la mid ah diraya:

Sheekh Sharmaake Caabi Guureeye

Nuur Cabdulqaadir Maxamed Ugaas