DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta Iyo Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo sheegay inay xilka ka qaadayaan Madaxweyne Shariif Xasan, Baaqna u diray madaxda dawladda.

0

Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegeen inay xilka ka qaadayaan Madaxweynaha maamulkaas Shariif Xasan.

Dhinaca kale Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa madada Dawladda Soomaaliya u diray kana codsaday inaysan soo faragalin arrintaan ama is hortaagin.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO