DHAGEYSO:- Cabdiweli Maxamed Cali oo faah faahin ka baxshay Shirkii Kismaayo.

1

Waxaa war-murtiyeed kasoo baxay shirkii madaxda maamul goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo ayaa waxaa lagu aas-aasay gole ay ku mideysan yihiin maamulada.

Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.

Wariyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka teleofonka kula xiriiray Madaxweynaha Puntand Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay ka wareysatay shirkii Kismaayo.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

 

Comments are closed.