DAAWO: War Murtiyedkii Ka Soo Baxay Shirkii Madaxda Dawlad Gobaleedyada

0

War murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadatashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda dowladda Goboleedyada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug.

War murtiyeedka ayaa waxaa qodobada looga hadlay ka mid ahaa arrimaha Siyaasadda, Amniga, Federaaleynta, Dastuurka, Khilaafka siyaasadeed, xaalada Galmudug iyo Kaalmada Caalamiga, waxaana talooyin iyo baaq loogu jeediyay dowladda Federaalka.

Halkan Hoose Ka Daawo: