DHAGEYSO+AKHRISO : Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Shaaciyay.

6

Maanta ayaa si rasmi ah gudiga doorashada ee Madaxweynaha Galmudug waxey u shaaciyeen wakhtiga ay dhacayso doorashada iyo nidaamka loo mari doono,

sidoo kale waxaa musharixiinta xilka Madaxweynaha la xasuusinayaa Shuruudaha laga doonayo Doorashada dhici doonta 22-ka Bishan October.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

HOOS KA AKHRISO :

 

Comments are closed.