DAAWO:- Siyaasi Cali Daacuun “Beesha Hawiye ayaa diidan Dawladnimada Soomaaliya Maanta ayay beenoowday” iyo Fariin uu u diray Shacabka Puntland iyo Jubbaland.

0

Siyaasi Cali Daacuun ayaa ka hadlay Shirka ka socda magaalada Kismaayo, waxa uuna sheegay in horey loo oran jiray beesha Hawiye ayaa diidan dawladnimada Soomaaliya balse taas ay been noqotay, waxa uu sheegay cida soo abaabushay shirka Kismaayo ka socda iyo cida diidan Dawladnimada Soomaaliya islamarkaana waxa uu fariin u diray sacabka Puntland iyo Jubbaland.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO