DAAWO:- Maxamed Xusen Awliyo oo sheegay waxa sababta u ah khilaafka Galmudug iyo.

0

Maxamed Xusen Awliyo oo ka qeyb galay Barnaamijka Dood wadaag ayaa ka hadlay sababta keentay khilaafka dowlada dhexe ee soomaaliya iyo Maamul Gobaledyada Dalka isago ku edeyay arintaasi Dowlada isutaga imaaraadka.

‘’Waxa la socotaan manta Madaxweyne kasta oo ka tirsan Maamulada ka jira Dalka waxyar kadib waxa looga yeera Dalka imaaraadka carabta kadib xooga lacag ah ayaa la soo siiyaa taasina waxa ay kentay iney fuliyaan danaha laga leyahay’ sidaasi waxa yiri Abwaan Awliyo.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO