DHAGEYSO:- Shacabka reer Puntland oo siyaabo kala duwan uga hadlay la wareegitaanka dekedda Boosaaso ee Imaaradka Carabta.

0

Qaybha kala gadisan ee shacabka ku nool deegaanada maamulka Puntland ayaa siyaabo kala duwan wxa ay uga hadleen wareejintii dekadda Magaalada boosaso lagu wareejiyay Shirkada DBWorld ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

Dhinaca kale Qaar ka mid ah Shacabka ayaa waxa ay sheegeen in arrintaan ay tahay talaabo horay loo qaaday balse ay wanaagsan tahay in wadatashiyo lagala sameeyo Shacabka Puntland si ay horumarkooda iyaga uga tashadaan.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO