DHAGEYSO:- Gaari xamuul oo laba ruux ku jiiray Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

0

Wararka saaka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa sheegayaan in laba ruux halkaasi ay ku dhinteen, kadib markii gaari xamuul ah uu oo bareega soo goostay.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in shilkan labadan ruux ay ku dhinteen uu ka dhacay Suuqa galeyda ee Suuqa Bakaaraha, kadib markii labadan ruux oo meel fadhiyay gaariga uu jiiray.

Dhinaca kale Labadan ruux ee geeriyootay ayaa waxa ay ahaayee naafo, sida la sheegay Suuqa ka dawarsanaayay, iyaga oo mayd ah ayaana halkaasi laga qaaday.

 

HOOS KA DHAGEYSO