DHAGEYSO WAREYSI : Magaalada Gaalkacyo oo maalintii labaad uu ka socdo Shirka Nabad Galyada Puntland iyo Galmudug.

0

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka socda shir u dhexeeya Puntland iyo Galmudug kaas oo ay kala hogaaminayaan madaxweyne ku xigeenada maamuladaasi.

Shirkaasi furintaankiisa ayaa sidoo kale waxaa kamid ah masuulyiinta kusugan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Puntland iyo Galmudug iyo xubno kale oo kamid ah golaha wasiirada ee labada maamul.

Furitaankii shirka maanta waxaa ka hadlay gudoomiyaasha gobolada ahna gudoomiyaasha gudiga Nabad galyada ee gobolka Mudug waxaana ay sheegeen inay muddo soo wadeen Nabad galyada gobolka waxbadana ay ka qabteen maaliba meel ay soo joogeen Shirkarka Gobolka.

DHAGEYSO WAREYSI :

Shirka Gaalkacyo