DHAGEYSO:- Danjire Francisco Madeira “Soomaalida waa ku daaleen khilaaf iyo isjiid jiid, waxa ay u baahan yihiin in la horumariyo si ay dawladdaha caalamka ula tartamaan”

0

Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira oo maanta warbaahinta war siiyay ayaa sheegayn inay Soomaaliya ka gacan siinayaan inay Midoobaan.

Danjire Francisco Madeira ayaa sidoo kale sheegay inay Soomaalida ku daaleen khilaaf iyo isjiid jiid taas badalkeedana iminka ay u baahan yihiin in la horumariyo islamarkaana dawladdaha caalamka ay la tartamaan.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO