DHAGEYSO:- Ciidamada Dawladda oo wada sifeynta Al Shabaab iyo Haraadigii Shabaab oo dhuumaaleysanaya.

0

Wararka naga soo gaaraya deegaanada dagaalada ka socdaan ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Dawladda Soomaaliya ay ku jiraan halgan sidii ay u sifeyn lahaayeen haraadiga Al Shabaab ee ay dhawaan kala wareegeen deegaanada.

HOOS KA DHAGEYSO