DAAWO:- Markab Sida Mucaawino oo ay soo dirtay Dawladda Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho.

0

Magaaladda Muqdisho waxaa mar kale kusoo xirtay markab weyn oo gargaar ah kaas oo laga leeyahay dalka Turkey.

Markabkan ayaa wada mucaawino loogu talagalay Dadka Soomaaliyed ee ay saameysay abaaraha ka jira gudaha dalka ee saameeyay ku dhawaad labo milyan oo qof.

Mucaawinadaan ayaa kamid ah taageerada joogtada ah ee Turkey u fidinayo umadda Soomaaliyeed taas oo muujineysa inuu yahay dalka sida xaqiiqda ah uga run sheegaya wax uqabashada umadda Soomaaliyeed.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO