DAAWO:- Dabaaldagii 26-ka Juun Iyo Khudbadii Madaxweyne Farmaajo maanta ka jeediyay taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

0

Ciidamo dhalinyaro boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sano guuradii kasoo waregatay markii dhulka Soomaaliya oo xor ah laga taago calanka Soomalai waxaana ay aheyd 26-kii June 1960 markaas oo goboladda Waqooyi (S/Land xoriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska)

Madaxweynaha ayaa waxaa uu Ubax dhigay dhismaha Daljirka Daahsoon, halkaas oo uu sidoo kale ka jeediyay Khubad Xasaasi ah.

Hambalyada ka sakow madaxweyne Farmaajo ayaa fariin aan caadi aheyn udiray maamulka Somaliland, halka uu sidoo kale sheegay in reer Muqdisho laga doonayo iney ka shaqeeyaan midnimadda Soomaaliya.

 

HOOS KA DAAWO

Waxii Kasoo Kordha Wararkan Kala Soco Allgalgaduud Media