DAAWO:- Sida Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa waxa ay shalay gaareen magaalada Kismaayo halkaas oo si weyn ugu soo dhaweeyeen Madaxda Maamulka Jubbaland iyo qaybaha kala gadisan ee bulshada Jubbaland.

 

 

HOOS KA DAAWO