TOP DHAGEYSO:- Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo heegan la geliyay iyo Amar laga sugayo Madaxweyne Farmaajo

0

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa sheegay in dowladu ay u diyaar garoowday dagaal ka dhan ah Alshabaab, si deegaanada go’doonsan looga saari lahaa go’doonka ay galiyeen Alshabaab.

Eng. Yarisow ayaa tilmaamay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay hada u diyaarsanyihiin inay qaadaan dagaal ka dhan ah Alshabaab, si dalka looga saaro, waxaana uu sheegay in laga dhabeen doono go’aankii madaxweyne Farmaajo oo horey ugu dhawaaqay dagaalka Alshabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO