DHAGEYSO:- Shirkada Dahabashiil Oo Deeq Lacag Ah Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha Degmada Dhabad.

0

Shirkada Dahabshiil ayaa deeq lacag ah oo dhan 1,000 ku wareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Dhabad.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya