WAR DEG DEG AH:- Masuuliyiin ka socda Ururka Ahlusunna oo Muqdisho ku soo Wajahan

0

Xubno ka socda Ururka Ahlusunna ee gobolada dhexe ayaa waxaa lagu wadaa in ay maanta soo gaaraan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan Wadahadalada Ahlusunna iyo sidoo kale dowlad goboleedka Galmudug.

Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya Madaxweynaha maamulkaasi Sheekh Maxamed Shaakir .

Mas’uuliyiinta Ahlusunna  ayaa lagu waddaa in ay ka qeyb qaataan Wadahadalada oo maanta ka furmaya Muqdisho.

Ururka Ahlusunna ayaa maalimihii lasoo dhaafay ka biyadiidana wadahadalada laakiin hadda waxaa muuqata in ay qaateen ka qeyb galka wadahadalada.