Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa sheegay in Saraakiisha Ciidamada lagula Xisaabtamayo dayaca amniga.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Saraakiisha aysan ka aqbali dooonin in maalin walbo falal amni daro ay ka dhacaan Soomaaliya.
Waxa uu ugu baaqay in ay meel ugu soo wada jeestaa sugidda amniga guud ahaan Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in la shaqeyaan Hay’adda Amniga dowladda Soomaaliya.
Maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacayay Qaraxyo ay ku dhinteen dad badan.
HALKAAN KA DHAGEYSO