DHAGEYSO:- Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo Wada qorshe wax loogu qabanayo Cudurada abaarta keentay

0

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Drs Foosiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay ka shaqeyn doonto hormarinta Caafimaadka Dalka.

Drs Foosiyo ayaa sheegtay in ay ka shaqeyneyso sidii loogu hortagi lahaa cudurada ka dhalanaya abaarta dalka ka jirta isla markaana ay wax ka qabanayaan.

Waxa ay sheegtay in Wasaarada Caafimaadka ay u keeneyso qorshooyooyin cad cad oo ku aadan sidii wax loogu qaban lahaa Cudurada ka dhashay abaarta dalka ka jirta.

Hoos ka Dhageyso Codka:-