Dr. Xabeeb oo kamid ah Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Caanka ah ayaa dhowaan wuxuu magaalada Muqdisho ku Guursaday Gabadh aad u Da’yar, Wuxuuna sheegay inay marwadiisa cusub ay iska Barteen Baraha ay Bulshadu ku Xidhiidho gaar ahaan Facebook.
Laakiin guurkiisa kadib dad badan ayaa bilaabay iney ku xantaan lamaanayaasha iney gaar ahaan Sundus ku raacday Digtoorka lacag, laakiin arintaas ayuu si weyn uga hadlay.
Dhinaca kale wuxuu sheegay inuu Muran iyo Buuq ka dhashay Arooskooda, Iyadoona ay Bulshada qaybaheedu ay Siyaabo kala duwan uga hadleen.
Hoos ka DahgeysoCodka:-