DHAGEYSO:- Darawalada Gaadiidleyda Gobolka Banaadir oo afka furtay iyo hal Arrin oo Madaxweye Farmaajo uu ku fashilan yahay

0

Darawalada Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ayaa Guddoomiye Madaale ugu Mahad celiyay dhismaha wadooyinka Muhiim ah ee Caasimada Muqdisho.

Darawalada qaar oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in gaadiidkooda hada uu u wanaagsanyahay isla markaana uusan jirin wado burbursan oo gaadidkooda dhibaato u geysata.

Darawalada Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in si nadiif ah oo her sare ah ay ku maraan wadooyinka Muqdisho isla markaana intii burbursaneyd uu dhisay Guddoomiye Madaale.

Hoos ka Dhageyso Codka:-