Asli Daahir Xasan waa Hooyada dhashay Cabaas Xasan Gacal oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Amniga Soomaaliya.
Cabaas waa Da’ad Afaraad ee Hooyo Asli, waana 18 sano jir dhiganayay Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Muqdisho oo ku yaalla Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.
Markii uu Qaraxa dhacayay Hooyo Asli waxa ay aheyd Ruux ku sugan Dugsi Qur’aan, sida ay sheegtay.
Hooyo Asli Daahir Xasan ayaa Dowladda Federaallka Soomaaliya waxa ay ugu baaqday in wiilkeeda caafimaad ahaan loogu qaado Dibbada, maadaama xaaladiisa caafimaad ay adag tahay.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka:-