Deegaano ay abaaro xoogan ka jireen iyo Biyo la,aan ayaa caawa roob xoogle uu ka da,ay kuwaas oo u kala xoog badnaa meelaha uu ku da,ay.
Xalay ayaa roob xoogleh wuxuu ka Curtay Deegaanada kala ah Maygaag,Bilcil Quraan,Mudul Eragoo iyo deegaanka Goobe ayaa Roobsatay midkamid ah dadka Xoolo dhaqata ah ayaa iiga warbixiyey Roobkan caawa da,ay Sidoo kale Roob aya ka curtay deegaanada Jowle, Ris, Dhalwo oo hoostaga degmada Xarardheere ee koofurta gobolka Mudug.
Hoos ka Dhageyso Codka:-