DHAGEYSO:- AMISOM oo markale fal naxdin leh ka geystay Gobolka Shabellaha Hoose

0

Wararka naga soo gaaraya magaaladda Baraawe ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Amisom ay mar kale xalay halkaas ku laayeen dad shacab ah.

Ciidamda ayaa rasaas la beegsaday gaari noociisu yahay caasi oo marayay wadada kadib markii ciidamada Amisom lala beegsaday qarax.

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in booyad ay wateen ciidamada Amisom qarax lala beegsaday, laakiin qaraxaas kadib ay rasaaseeyeen gaari dadweyne oo halkaas marayay waxaana ay ku dileen labo qof oo midi haweeney tahay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-