DHAGEYSO:- AMISOM oo ka warbixiyay weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Jalalaqsi

0

Taliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ka warbixiyay weerar Al Shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Bayaan ka soo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu xusay in Ciidamada Jabuuti ee AMISOM ay iska caabiyeen Weerarkaasi.

Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in Xubno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay dhaawacyo ka soo gaareen Weerarkaas ka dhacay dhacay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Ilaa iyo hada  majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Al Shabaab oo ku aadan in khasaaro uu ka soo gaaray Weerarkaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-