AKHRISO:- Mooshin Looga Soo Horjeedo Saldhiga Imaaraadka Ee Berbera Oo Laga Akhriyay Kulankii Baarlmaanka Federaalka…

0

Mooshinka looga soo horjeedo saldhigga milateri ee dowladda Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso magaalo xeebeedka Bebera ayaa laga akhriyay kulankii Baarlmaanka ee maanta.
Mooshinka oo ka koobnaa 4 qodob ayaa Xukuumadda Soomaaliya ka dalbanaya inay ka qaadato mowqif cad.

Mooshinka oo ay soo diyaariyeen illaa 20 Xildhibaan waxaa loo qeybiyay xildhibaanada Baarlamaanka, waxaana mooshinka ku cad in heshiiskii Imaaraadka Carabta iyo Somaliland yahay mid dhaawacaya Qaranimada Soomaaliya.

 

 

 

 

HOOS KA AKHRISO MOOSHINKA

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media