DHAGEYSO:- Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya “ Dowladda Turkiga Waa in ay sii laba jibaartaada taageeradeeda ku aadan dadka Soomaaliyeed”..

0

Ra’isal Wasaare ku Xigeenka Soomaliya Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa sheegay in Dowladda Turkiga ay ka mid tahay Dowladdaha taageera Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in kaalinta Dowladda Turkiga ay muuqato isla markaana ay si dhaw ula shaqeynayaan Madaxda Dowladda Turkiga.

Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Dalka Soomaaliya Abuukaate Mahdi ayaa sheegay in Dowladda Turkiga loogu baahan yahay in ay sii laba jibaarto doorkeeda ku saabsan taageerada Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-