Hay’adda Biyaha iyo Tamarta ee Maamulka Puntland ayaa biyo dhaamin ka bilowday degaanada abaarta ay ka jirto ee Maamulka Puntland.
Qoysas gaaraya 4 Kun oo qoys ayay Hay’addu u sameysay biyo dhaamin kuwaasi oo ah qoysaska ay aadka u saameeyeen abaarta ka jirta degaanada Puntland.
Hay’adda Biyaha iyo Tamarta ee Maamulka Puntland ayaa waxaa biyahaan ay ka heshay Hay’adda UNICEF, Waxaana ay wadaan qeybinta iyo biyo dhaaminta ay u sameyneyso dadka ay abaartu saameeyeen.
Hoos ka Dhageyso Codka:-