WAR DEG DEG AH:- Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0

Wararaka naga soo gaaraya Xafaadda Saybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaasi ka dhacay qarax gaari waxaana ka soo baxayay warara kala duwan.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qarax uu ahaa mid gaari hase’ahatee  aysan ogeyn in uu yahay Ismiidaamin ama wax ku xirnaa Gaariga qaraxay.

Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa,waxaana goobta qaruxu uu ka dhacay gaaray ciidamada Dowladda,Faah-faahinta ku saabsan goodhow ayaan idin soo gudbin doonaa.