DHAGEYSO:- Shacabka Degmada Kaaraan oo Warbaahinta ka sheegay Waxyaabo laga Argagaxo oo ay ku arkeen degmadaasi

0

Shacabka ku Dhaqan Degmada Kaaraan ayaa ka Cabanaaya Dhac Baahsan oo ay Ugeystaan Ciidamo Ku labisan Direeska Dowlada oo Habenkii Dhac Baahsan ka geysta Degmadaasi.

Qaar kamid ah Bulshada Ku nool Degmadaasi ayaa Warbaahinta u sheegay in Ragaan Dhaca Geysta Habeenkii ay Wataan Mooto Bajaaj kuwaasi oo ay Sheegeen in ay Baartaan Habeenkii oo ay waxa ay wataan ka qaataan.

Si kastaba ha ahaatee waxaa Mudooyinkaan Degmooyinka Gobolka Banaadir kusoo Batay Dhac ay Geystaan Rag ku Labisan Direeska Ciidamada Dowlada kuwaasi Oo Dhac u geysta Bulshada kunool Degmoyinka Gobolka Banaadir.

Hoos ka Dhageyso Codka:-