DHAGEYSO:- Maamulka Gobalka Mudug oo Jawaabay Eedeymo loo jeediyay iyo Sir badan oo banaanka la soo dhigay

0

Ka dib Markii Dhawaan ayay soo ifbaxeen in Lacago loogu Talagalay dadka ay abartu sameysay Gobalka Mdug loo maamulay Qaab qaldan aya Waxaa arimahasi wax badan laga waydiiyay Masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka Galmudug wararka shegaya in lacagahaasi in  la musuq maasuqay.

Duqa Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare  oo idaacadu ay kawaraysatay ka maamul ahaan waxyaabaha ay uqabteen dadkaan abaartysan ayaa waxa su.aalaha laweydiiyay Jawaabtooda waxa uu ku muquuniyay?.

Dhawaan ayay ahayd Markii ay soo ifbaxday in Maamulka Gobalka Mudug ay Musuq Maasuqeen Lacago loogu talagalay in la gaarsiiyo dad abaartu sameysay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-