DHAGEYSO:- Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada Kismaayo oo Sheegay In Mushaar La’aan uu isku Casilay

0

Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Sheek Xasan Macalin Aadan ayaa dhawaan iska casilay xilka Gudoomiyaha Maxkamada Magaaladaasi,Waxaana uu sheegay in uu Xafiiska uga tagay arimo la xiriira Amniga iyo dhaqaalo xumi oo uu tilmaamay in ay ka jirto deegaanada Maamulka Jubaland.

Sheekh Xasan Macalin Aadan  ayaa waxaa uu sheegay in isqab-qabsi soo kala dhexgalay isaga iyo Hogaanka Maamulka Jubaland ay sababtay in uu shaqada ka tago,taa oo salka ku heesa arimo dhaqaale.

Hoos ka Dhageyso Codka:-