DHAGEYSO:- Dad badan oo u geeriyooday Cudurka Shubanka iyo Xaalad adag ah oo laga soo sheegayo Gobolka..

0

In kabadan 300-oo qof oo uu soo ritay Cudurka Shubanka ayaa la dhigay Cisbitaalka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,ku dhawaad 20-ruux ayaa la xaqiijiyay in cudurkaa ay u geeriyoodeyn 48-saac ee lasoo dhaafay.

Saraakiisha Caafimaad ee Cisbitaalkaasi ayaa sheegay in iminka ay ku howanyihiin sidii loo baxnaani lahaa Bukaanadaasi .

Faarax Xiro Guhaad waxa uu kamid yahay gudiga Caafiamadka Degmada waxa uu sheegay in xaalada caafimaad ee dadka deegaanadaasi ay aad u liidato.

Hoos ka Dhageyso Codka:-