WAR DEG DEG:-Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galaya isu soo bax ka socda Muqdisho

0

Isu soo bax roobdoon ah oo hadda ka socda Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galaaya Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Banaanbaxan oo dhowaan ay ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Masjidka Isbaheysiga Qaranka ayaa lagu tukadanaya Salaad Roob doon ah .

Culimadda Soomaaliyeed ayaa Bulshada ugu baaqaya in ay Soomaan oo ay Alle Baryaan.