Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Ganacsatada ugu baaqay in ay si deg deg ah ugu qeyb qaataan Barnaamijyada gurmadka ah ee ka soconayo Dalka.
Waxa uu sheegay in Xilligaan ganacsatada loogu baahan yahay in ay muujiyaan doorkooda ku aadan ka qeyb qaadashada howlaha gurmadka.
Waxa uu ugu baaqay sidoo kale shacabka Soomaaliyeed in ay isku naxariistaan.
Hoos ka Dhageyso Codka:-