Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood kulul ku yeeshay Sharciga shaqaaleysiinta Howl Wadeenada ka howlgalaya Xarunta Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka.
Waxa ay aragtidooda ka dhiibteen qaabka lagu shaqaaleysiinayo howl Wadeenadaasi iyo sidii Cadaalad loogu sameyn lahaa.
Waxa ay tilmeemeen in aysan suurta gal ahayn in Xildhibaan kasto uu qof shaqaale ah keensado.
Hoos ka Dhageyso Codka:-