DHAGEYSO:- Taliye Buud “ Askarigii Dhib u geysta Shacabka Maxkamad ayaa la soo taagayaa”..

0

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Aadan Axmed “ Buud” ayaa sheegay in ay Cadaalada horkeenayaan Askari walbo oo dhib u geysta Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in Askar badan ay hada gacanta ku hayaan isla arkaana ay Cadaalada horkeenayaan.

Waxa uu sheegay in aysan aqbali doonin in la dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-