DHAGEYSO:- Marwada Madaxweynaha Seynab Cabdi Oo Fariin U Dirtay Haweenka Soomaaliyeed.

0

Magaalada Muqdisho iyo qaybo kale oo ka mid ah dalka ayaa maanta waxaa lagu wadaa in laga xuso maalinta Haweenka Aduunka oo ku began 8-da Maarso.

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Marwo Seynab Cabdi Macalim oo la hadashay Warbaahinta ayaa sheegtay inay Hambalyo u dirayso dhamaanba Haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan dunida.

Marwada Dalka ayaa sidoo kale Haweenka Soomaaliyeed ugu baaqday inay isku duubnaadaan oo ay u midoobaan hormarka dalkeena.
Sanad kasta maanta oo kale ayaa Haweenka Soomaaliyeed waxay xusaan Maalinta 8-da Maarso oo ku asteesan maalinta Haweenka Aduunka.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO