DAAWO:- Haweenka ku jira Ciidanka AMISOM oo Arrin la yaab leh ka sameeyay Muqdisho

0

Haweenka ku jira Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane  ka saameeyeen Dibad bax ay kusoo dhaweeynaayeen 8-da Maarso oo ah Maalinta  Haweenka Adduunka.

Mas’uuliyiin ka tirsan Ciidanka AMISOM ayaa haweenka kala qeyb qaatay dabaaldega.

Lydia Wanyoto oo ah ku xigeenka madaxa Midowga Africa ee Soomaaliya ayaa Sheegtay inay taageereyso in Sare loo qaado Haweenka ku jira Ciidanka AMISOM.

Qaar ka mid ah Haweenka ku jira Ciidanka AMISOM ayaa sheegay in ay ku Faraxsan yihiin 8-da Maarso in ay u dabaal degaan iyagoo joogga Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Sawirada:-