Gudoomiyaha degmada Balan-bal ee gobolka Gal-gaduud Jaamac Xeyle ayaa ka horyimid hadal dhawaan warbaahinta qaar ee warisay oo ku adaanaa in kulan uu ku dhexmaray magaaladaasi Ahlu-sunna iyo saraakiil kascotay Ethopia,halkaasina Hub ay kula wareegtay Ahlu-sunna, gudoomiyaha oo u uwaramayey Radio Dalsan ayaa beeniyey warkaasi kuna tilmaamay wax ka fog xaqiiqda.
Gudoomiye Jaamac Xeyle ayaa tilmaamay in maamulka gobolada Dhexe ee Ahlu-sunna uusan joogin degmadaasi shaqana aanu ku lahayn maamulka ka jira Balan-bal, islamarkaana maamulka Galmudug uu ka taliyo Degmada Balan-bal.
HALKAAN KA DHAGEYSO