Wasiirka Maaliyada Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Ibraahim Maxamed oo la hadlay KNN ayaa sheegay in ay Wadaan Qorsho ay Bulshada Kunool Maamulkaasi Koonfur Galabeed Kaga Qaadaayaan Canshuur Isagoona Intaa ku daray in Bishaan Gudaheeda ay Canshuurta Si Rasmi ah Uga Bilaabmi Doonto Magaalada Madaxda Gobolka Baay ee Baydhabo oo Xaruun kumeel gaar u ah Maamulka Koonfur Galbeed.
Wasiirka ayaa Sidoo kale Sheegay in 15bishaan ay ka Bilaabaneyso Canshuur Aruurinta Magaalada Beydhabo waxaana uu sheegay Cid Walboo Ganacsatada kamid ahna in aya waajib ku tahay In ay Bixiyaan Canshuurta.
HALKAAN KA DHAGEYSO